Home Wararka Somaliya Koonfur Galbeed Alshabaab oo Go,doonkii Ka Qaaday Baydhabo kadib Wadahadalo ay lagaleen…..

Alshabaab oo Go,doonkii Ka Qaaday Baydhabo kadib Wadahadalo ay lagaleen…..

0

Kooxda Alshabaab ayaa Xayiraadii ka Qaaday Magaalada Baydhabo Taas oo Ay 10 cishe kahor kusoo Rogeen Xayiradaan Ayaa Timid Kadib markii Dad Alshabaab lasooo Macaamiilay lagu Xiray Baydhabo kuwa  kale oo Alahabaab u socdayna La Celiyay.

Warar kala Duwan ayaa Kasoo Baxaaya Sababta Keentay in Alshabaab Xayiraada Ka Qaadaan Magaalada Baydhabo Wararka Qaar ayaa Sheegaaya ina Ganacsatada Magaalada Baydhabo ay Alshabaab Wada Hadal lagaleen islamarkaasna Alshabaab Siiyeen Lacago ay ka Rebeen Iskuulada Magaalada Baydhabo.

Sidoo kale Alshabaab ayaa Isku Khilaafay Sababta baydhabo kaliya loo Go,doomiyay khamiista ayaa Waxaa Si Layaab leh Saxaafada Ula Hadlay Madaxweyne Laftagareen oo Sheegay Raxanwaynta Alshabaab ay yihiin kuwa Ugu Caqliga Xun Alshabaab islamarkaasna ogolaaday in Baydhabo kaliya la Go,doomiyo.

Meelaha Ugu Badan oo Haatan Alshabaab maamulayaan ayaa Waxaa kow ka ah Dhulka uu ka Taliyo Maamulka Koonfurgalbeed.

Dagaalka Wajigiisi Kowaad ayaana Alshabaab Dhul Badan oo Galmudug iyo Hirshabeele ah laga Saaray.

Ad
Previous articleShiikh Shariif iyo Wafdi uu Hogaaminaayo oo Gaaray Deegaan Dadbadan Dhawaan lagu Dilay
Next articleTahriibayaal ah oo ay soomaali ku jiraan oo lagu xiray xabsi ku yaala Degmada CHIBOMBO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here