Home Wararka Somaliya Somaliland Soomaaliland oo Sheegtay inay Weerari Doonto Buuhoodle iyo Magalooyin kale

Soomaaliland oo Sheegtay inay Weerari Doonto Buuhoodle iyo Magalooyin kale

0

Somaliland ayaa hadda sheegtay in kooxo Argagixiso oo kasoo baxay Buuraleyda gobalka Sanaag, tageen magaalooyinka Laascaanood iyo Buuhoodle, sida ay kubaxeen Hargeisa ma sharaxin mana sheegin, laakiin tan lahubo waa in halka wado ee Buuraleydan u furan ay tahay jihada Ceerigaabo oo ay Somaliland maamusho.

Sidaas oo kale Somaliland ayaa istaraajiyadeed, dagaal kusoo dartay Buuhoodle, iyadoo markii u horeysay soo qaaday deegaano aan horey dagaalkii Sool u gaarin, taas oo ka dhigan bedelida wajiga dagaalka.

Argagixiso katimi Shabeelaha Dhexe iyo Shabeelaha Hoose ayay SL sheegtay in ay Laascaanood tageen oo ay ogaatay, hayeeshee 15-kii Sanno ee lasoo dhaafay Somaliland oo maamuleysay Laascaanood ayaa ogaan weyday waxa dilalka qorsheysan geysan jiray.

Ad
Previous articleMadaxweyne Xasan Shiikh oo Dhuusmaareeb kulan Culus kula Qaatay Saraakiisha Hogaaminaysa Dagaalka Alshabaab looga Saaraayo Galmudug(Sawiro)
Next articleXasan Mustaf Dhaayow oo ku Qornaa is Qarxin oo isasoo Dhiibay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here