Home Wararka Somaliya Koonfur Galbeed Xasan Mustaf Dhaayow oo ku Qornaa is Qarxin oo isasoo Dhiibay

Xasan Mustaf Dhaayow oo ku Qornaa is Qarxin oo isasoo Dhiibay

0

Xasan Mustaf Dhaayow oo loo yaqaano (Shiniyey) ayaa isku soo Dhiibey Ciidanka Xoogga Dalka ee Fadhigoodu yahay Degaanka Goof- guduud Buurey, oo uu ka howlgalo ururka 46-aad,Guutada 8-aad, Qeybta 60aad ee Ciidanka xoogga dalka.

Shiniyey ayaa tababar kusoo Qaatey Degmada jilib ee Gobalka Jubbada Dhaxe, sidoo kale Wuxuu ka tirsanaa Machadka isqarxinta Alshabaab oo uu ku jirey muddo 9 Bilood ah.

Alshabaab ayaa Wajahaaaya Dagaal Culus oo uga Imaanaaya Dhanka Dowlada Soomaaliya iyo Caalamka oo Cirka Duqayn kaga Wada.

Dowlada ayaana Dhawaan Shaacisay Tan iyo Markii Uu Dagaalku Bilowday iany isasoo Dhiibiin Alshabaab Ka Badan 120 Askari

Ad
Previous articleSoomaaliland oo Sheegtay inay Weerari Doonto Buuhoodle iyo Magalooyin kale
Next articleNinka Soomaaliga ah oo Tahriib ku Galay Dalka Jarmalka oo guryaha ku xareeyay kumanaan qof oo Jarmal ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here