Home Wararka Somaliya Somaliland Soomaaliland oo Maantay Dagaal Qaraar kadib Taaangiyo Laga Qabsaday iyo Saldhig wayn

Soomaaliland oo Maantay Dagaal Qaraar kadib Taaangiyo Laga Qabsaday iyo Saldhig wayn

0

Mid kamid ah saldhigyadii ciidan ee uu kusugnaa taliyaha ciidanka Somaliland ee gobalka Sool Jen, Mahad Cambaashe oo kasoo jeeday gobalka SSC, ayaa ka baxay gacantiisa, sidaas oo kale baabuurta Gaashaaman ee dagaalka ayaa looga qabsaday xeradan oo uu Ku jiro Taangiyo iyo Gaadiid kale.

Saacad ka hor, Somaliland ayaa sheegtay in ciidankeeda la weeraray, ayna iska difaaceen kooxo ay ugu yeertay Argagixiso nabad diid aragtideeda kasoo horjeeda.

Xerada Guul-wadayaasha, ayaa ahaa bartilmaameedka ugu xoogan ee ay dadka deegaanka doonayeen in ay qabsadaan, halkaas oo ay yaalaan hub xoogan oo ay Somaliland keentay maalmihii lasoo dhaafay.

Ad
Previous articleBuuq Iyo Fowdo Maantay Kaa Taagan Xarunta Baarlamaanka Soomaaliya ogoow Sababta
Next articleHay’ad caalami ah oo Si adag Uga Hadashay Sharcigii NISA oo Dhawaan Baarlamaanka Soomaaliya Ansixiyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here