Home Wararka Maanta Maamulka Hirshabeele oo 11 Kursi Shaaciyay iyo 2 Kursi oo Dib loo...

Maamulka Hirshabeele oo 11 Kursi Shaaciyay iyo 2 Kursi oo Dib loo Dhigay

0

Guddiga doorashada Hirshabelle ayaa shaaciyay Liiska 11 kursi oo ka mid ah 13 kursi ee deegaan doorashadooda tahay Magaalada Jowhar.

Labada Kursi ee dib looga dhigay ee deegaan doorashadooda tahay Jowhar oo kala ah Hop141 oo uu ku fadhiyo Xildhibaane Ducaale iyo Kursiga tirsigiisu yahay Hop146 oo uu ku fadhiyo Wasiirka Amniga C/llaahi Maxamed Nuur, balse u tanaasulay Madaxweyihii hore Sheekh Shariif oo la sheegay in Beeshu Kursiga siisay.

Labadan Kursi ayaa waxaa uu ka dhaxeeya Beesha Suul Harti, laakiin waxaa ku fadhiya labo xildhibaan oo isku jifo hoose ah, halka jufooyinka kale ee beesha arrintaas cabasho ka qabeen, taasoo u muuqato in aan weli xal laga gaarin.

Ad
Previous articleGudiga Doorashada Galmudug oo shaacisay Doorashada 21 kursi
Next articleSidoo u kala leeyihiin Beelaha Daga Galmudug 21 Kursi ee Galmudug Shaacisay(Aqriso)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here