Home Wararka Somaliya Cali Yare Cali ¨ Sidan ayaa kuu Danbeysa Marka aad Dadkaaga ka...

Cali Yare Cali ¨ Sidan ayaa kuu Danbeysa Marka aad Dadkaaga ka hor timaado ” Warbixin

0

inkastoo uu yahay Qof Siyaasada ku Cusub Cali yare Cali hadana waxa ku dhacay waxay aheyd wax marka hore la filayay.

Cali Yare Cali ayaa kasoo horjeestay Bulshada Galmudug isagoo dhoor mar weerar afka ku qaaday siyaasiyiin Galmudug ah.

Dadka sida aadka u yaqaana Cali yare Cali ayaa sheega in uu yahay qof fudeed uu ku jiro waxana dad badan ay kasoo horjeesteen sidii uu bulshadiisa ugu hor yimid.

ugu danbeyn waxa uu ku soo dhacay meel cidlo ah markii laga celiyay Garoonka Diyaaradaha isagoo waayay qof Caawiya waxana Albaabada ka xirtay siyaasiyiin uu marka hore isku haleenayay oo kasoo jeeda dhanka Farmaajo.

Bulshada Galmudug ayaana Cod dheer ku yiri ” Sidan ayaa kuu danbeysa marka aad dadkaaga ka hortimaado ”

Cali yare Cali ayaa dhoor mar khadka Telka kula soo Xiriiray Madaxweyne Qoor Qoor lakin waxa uu ugu danbeyn ku fashilmay hankiisa Dowlada.

Sidii adiga kula tahay Go’anka Shacabka Galmudug ay ka qaateen.

Ad
Previous articleLary Andre oo Booqday Sadhiga Bali Doogle ee Shabeelada Hoose(Sawiro)
Next articleFahad Yaasiin Iyo Faarax Cabdul Qaadir oo doorasho Adag ku dhex Mareyso Baladweyne

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here