Home Wararka Somaliya Koonfur Galbeed Lary Andre oo Booqday Sadhiga Bali Doogle ee Shabeelada Hoose(Sawiro)

Lary Andre oo Booqday Sadhiga Bali Doogle ee Shabeelada Hoose(Sawiro)

0

Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Lary Andre iyo Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee Afrika Gen. Towsenr ayaa booqasho ku tagay Saldhigga Balli-doogle,.

 

 

halkaasoo xarun u ah Ciidamada Mareykanka, kuwa Kumaandooska Xoogga dalka.

Sidoo kale waxay wadajir ula kulmeen Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Gen. Odawaa Yusuf Raagge.

iyagoo ka wada hadlay arrimaha amniga iyo la dagaalanka Argagixisada.

Ad
Previous articleWasiir iyo Gudoomiye Baarlamaan iyo Xubno Kale oo Baraawe lagu Doortay
Next articleCali Yare Cali ¨ Sidan ayaa kuu Danbeysa Marka aad Dadkaaga ka hor timaado ” Warbixin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here