Home Wararka Somaliya Fahad Yaasiin Iyo Faarax Cabdul Qaadir oo doorasho Adag ku dhex Mareyso...

Fahad Yaasiin Iyo Faarax Cabdul Qaadir oo doorasho Adag ku dhex Mareyso Baladweyne

0

Inkastoo Galmudug ay ka dhacday doorasho Xiiso leh una dhaxeysay Mahad Salaad oo la doortay iyo Cali Yare ayaa mid taa lamid ah waxay ka dhaceysaa Baladweyne.

Doorashada Baladweyne ayaa Xiiso gooni ah waxaa u yeelaya Kursiga HOP086 oo ay ku tartamayaan Fahad Yaasiin oo Farmaajo ku dhinac ah iyo xasan shiikh oo ah gacanta midig ee Xasan Shiikh.

Sida Mudug24 ku heleyso Labada Masuul ayaa wada dadaalkii ugu weynaa oo ay ku doonayaam sidii loo dooran lahaa.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in Kursigaasi uu noqonayo midka ugu adag isla markana adagtahay in lasii shaaciyo cidka ku Guuleysaneysa.

Fahad Yaasiin oo ah Qof aanan lagu arkin warbaahinta ayaa maanta markii ugu horeysay waxa uu soo bandhigay Sawir uu ku galayo Ololaha doorashada.

Ad
Previous articleCali Yare Cali ¨ Sidan ayaa kuu Danbeysa Marka aad Dadkaaga ka hor timaado ” Warbixin
Next articleAlshabaab oo Soo Bandhigay Baaburtiibay ay Ka Qaateen Degmada Kaxda(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here