Home Wararka Maanta Shirkadda Facebook oo ka Hadashay Ciladda qabtay Raali galinaa bixisay

Shirkadda Facebook oo ka Hadashay Ciladda qabtay Raali galinaa bixisay

0

Adeegyada baraha bulshada sida Facebook, WhatsApp iyo Instagram ayaa waxaa haleelay cilad soo wajahday muddo ka badan laba saac.

Shirkadda Facebook oo ka hadashay dhibaatada jirta ayaa tiri”Waan ka warqabnaa in dadka qaar ay dhibaato ku qabaan gelitaanka barnaamijyadeenna iyo badeecadahayaga. Waxaan ka shaqeyneynaa inaan sida ugu dhaqsiyaha badan wax ku soo celinno oo aan ka raalli -gelinno wixii dhib ah.”

Goobaha sida weyn looga dareemay cilada adeegyada Shirkadda Facebook ayaa waxaa kamid ah Magaalada Muqdisho, waxaana Caawa dadka   adi ay aadeen dhina Twitter-ka

Adeegyadaan Ayaa wadamada sida aadka ah Looga isticmaalo waxaa ka mid ah Somaliya, Mana jiro ilaa iyo Hadda wax shaqeenaya.

 

 

 

 

 

Ad
Previous articleMuqdisho caawa waxaa ka jirta internet la”aan xoogan
Next articleDoorashada Aqalka sare ee Hirshabelle oo la dhamaystiray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here