Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Doorashada Aqalka sare ee Hirshabelle oo la dhamaystiray

Doorashada Aqalka sare ee Hirshabelle oo la dhamaystiray

0

Zamzam Cabdullahi ayaa loo doortay Senator ka tirsan Aqalka Sare kadib markii ay ka guuleysatey musharaxii la tartamaysay Naciimo Ibraahim oo hore ugu fadhiday kursigan.

Senator Zamzam Cabdullahi ayaa heshay codad gaaraya 77, halka musharaxii la tartamaysay Naciimo Ibraahim ay ka heshay 8 cod.

Kursiga ay ku guuleysatey maanta Zamzam Cabdulaahi ayaa waxaa hore ugu soo istaagay inay la tartamayaan labo musharax oo rag ah kuwaasoo cadaadis xoogan kadib ay isaga tanaasuleen tartanka kursigan.

sidoo kale  Mudane Cali Shacbaan Ibraahim Ayaa asna loo doortay Senator kamid ah Aqalka sare ee dalka, waana Kuraastii Muranka Loo hakiyay

Ad
Previous articleShirkadda Facebook oo ka Hadashay Ciladda qabtay Raali galinaa bixisay
Next articleFaah-faahin: Ciidanka Haramcad ee Dowlada ka dajisay Dhuusomareeb

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here