Home Wararka Maanta Muqdisho caawa waxaa ka jirta internet la”aan xoogan

Muqdisho caawa waxaa ka jirta internet la”aan xoogan

0

Magaalada Muqdisho caawa wixii ka dambeeyay salaadii maqrib waxaa Hawada ka maqan internta oo aad Looga isticmaala Soomaaliya.

Baraha Bulshada ayaana Gabi ahaan shaqeeneen, waxaana kaliya shaqeenaysa YouTube, waxaana sidaa Hawada uga maqan Baraha Kale ee Bulshada.

Isticmaalka Baraha Bulshada Ayaa Soomaaliya aad Looga isticmaalaa ,Mana jiro wax Baraha Bulshada ah oo Caawa ka shaqeenaya Muqdisho.

Shirkadda bixiya Adeega interntka Ayaa Laga sugayay inay bixiyaan Faah Faahin la xariirta Ciladaan Caawa Taagan.

 

Ad
Previous articleDagaal caawa ka dhacay Muqdisho iyo khasaare ka dhashay.
Next articleShirkadda Facebook oo ka Hadashay Ciladda qabtay Raali galinaa bixisay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here