Home Wararka Somaliya Shirka Musharaxiinta iyo Ra’isul Wasaare Rooble oo Goor dhaw Furmay

Shirka Musharaxiinta iyo Ra’isul Wasaare Rooble oo Goor dhaw Furmay

0

Shirka Musharixiinta iyo Raiisulwasaare Soomaaliya Rooble ay hada ka furmay Hotel Decale.

Shirkaan ayaa waxaa ku sugan Musharaxiinta Madaxweynaha ee kala ah Sh Shariif Sh Axmad, Xasan Sheekh, C/kariin Guuleed, Dahir Geelle, C/raxmaan C/shakuur, Shariif Xasan iyo Xasan Cali Khayre ayaa ka qayb galaya Kulanka.

Madaxwaynayaasha Galmudug, iyo Hirshabelle ayaa goob joog ka ah, Halka Madaxwaynaha Koonfurgalbeed uuna qayb ka ahayn Kulanka Maadaama uu Maanta Baydhabo gaaray

Ad
Previous articleMadaxweynihii hore ee Puntland Cabdiweli Gaas oo sheegay in aan la aqbali karin Diktaatooriyad
Next articleXukuumada Soomaaliya oo dalbatay in dib Loo dhigo Banaanbaxa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here