Home Wararka Somaliya Galmudug Deg Deg Saadaq Joon oo Dhuusmaareeb lagu doortay

Deg Deg Saadaq Joon oo Dhuusmaareeb lagu doortay

0

Janeraal Saadaq Cumar Xasan (Saadaq John) ayaa ku guuleystay kursiga Hop248 ee Golaha Shacabka, kaas oo doorashadiisa Maanta lagu qabtay Magaalada Dhuusamareeb.

Janeraal Saadaq ayaa helay 81 Cod halka Cabdullahi Xersi Diirshe oo la tartamayay uu helay 17 cod, waxaana halaabay laba cod.

Kursigaan uu Maanta ku guuleystay Janeraal Saadaq Cumar Xasan ayaa waxaa horay ugu fadhiyay Maxamed Axmed Abtidoon.

Ad
Previous articleShirka golaha Wasiirada oo Maantay looga Hadlaayo Ciidamadii lageeyey Baladweyne iyo Rooble oo laga Yaabo inuu Talaabo Qaado
Next articleBanaanbax Xoogan oo Kasocda Magaalada Dhuusamareeb(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here