Home Wararka Somaliya Galmudug Shirka Golaha Wadatashi Qaran oo Goordhow Muqdisho Ka Furmay Maxaa looga Hadlaayaa(Sawiro)

Shirka Golaha Wadatashi Qaran oo Goordhow Muqdisho Ka Furmay Maxaa looga Hadlaayaa(Sawiro)

0

Shirka 4aad ee Golaha Wadatashiga Qaran ayaa goordhow ka furmay Madaxtooyada, oo ay ka qeyb galayaan Madaxda dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.

Ajandaha shirkan oo horay loo sii shaaciyay ayaa ka mid ah dhameystirka dhismaha Garsoor Federaal Madax Bannaan Hufnaan leh, Asteynta awooddaha heerarka kala duwan iyo Dhameystirka nidaamka Federaalka oo ay ka mid tahay maqaamka Caasimadda Muqdisho, nidaamka qeybinta tirada xubnaha Aqalka Sare oo qorshuhu yahay in dib u eegis lagu sameeyo.

Dhamaan Madaxda Maamul Goboleedyada Ayaa Goob joog ka ah Shirkaan oo maantay Furmay kaas oo la Filaayo inuu Maalmahaan Socdo.

Ad
Previous articleAfayeenka Shabaabo ka hadlay Heshiiska Saleebaan iyo Odeyaasha la Xir Xiray
Next articleXiddigii uu Zinedine Zidane ku tilmaamay inuu ka mid yahay ciyaartoydii ugu fiicnaa ee abid oo Goordhow Geeriyooday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here