Home Wararka Maanta Shir uga soconaya Muqdisho Madaxda Dowlad Gobaleedyada iyo Beesha Caalamka (SAWIRO)

Shir uga soconaya Muqdisho Madaxda Dowlad Gobaleedyada iyo Beesha Caalamka (SAWIRO)

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye QoorQoor Saciid dani, Axmed Madoobe, Guudlaawe iyo Lafta gareen ayaa ka qeyb galaya shir u dhaxeeya Madaxda Dowladaha Xubnaha ka ah DFS iyo Wakiilada Beesha caalamka ee C6+.

Shirka oo ay kasoo qeyb galeen dhamaan madaxda DX DFS iyo wakiilada beesha caalamka sida Ergeyga gaarka ah ee QM, Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya, Ergeyga Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya iyo waliba safiirada Midowga Yurub iyo UK ayaa looga arrinsanayaa arrimaha doorashooyinka Dalka.

Shirkaan ayaa 3aad ka soconaya Muqdisho Gaar ahaan Hoteel ku yaala Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho, waxaana Maanta Looga Lafa gurayaa arima xasaasi ah oo doorashada dalka Ku saabsan

Ad
Previous articleFaah Faahin Ku saabsan Qarax ka dhacay Muqdisho
Next articleXubnaha Musharaxiinta ayaa Muqdisho kula shiraya Odayaasha dhaqanka (SAWIRO)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here