Home Wararka Maanta Xubnaha Musharaxiinta ayaa Muqdisho kula shiraya Odayaasha dhaqanka (SAWIRO)

Xubnaha Musharaxiinta ayaa Muqdisho kula shiraya Odayaasha dhaqanka (SAWIRO)

0

Midowga Musharraxiinta Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa hadda kulan kula leh muqdisho Odoyaasha dhaqanka beelaha Soomaaliyeed .

Kulanka ayaa waxaa goobjooga ah musharixiinta kala ah Xasan Sheikh Maxamuud , Shariif Sheikh Axmed , Xasan Cali Khayre , Cabdiraxamaan Cabdi Shakuur , Ridwaan Xirsi Maxamed iyo Mustaf Sheikh Cali Dhuxulow.

Shirkaan ayaa hordhac u ah kulamo kale oo ay maanta la qaadan doonnaan musharixiinta qaybaha kala duwan ee bulshada.

Ad
Previous articleShir uga soconaya Muqdisho Madaxda Dowlad Gobaleedyada iyo Beesha Caalamka (SAWIRO)
Next articleSababta dib loogu dhigay Kulankii Maanta ee Golaha Shacabka oo la shaaciyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here