Home Wararka Maanta Shir u dhaxeeyay Ra’isul Wasaare Musharaxiinta Siyaasiin oo Goor dhaw Soo...

Shir u dhaxeeyay Ra’isul Wasaare Musharaxiinta Siyaasiin oo Goor dhaw Soo dhamaaday.

0

Waxaa dhowaan soo idlaaday kulan ay Raysalwasaare Maxamad Xuseen Rooble la yeesheen Qaar ka mid ah Xubnaha Musharaxiinta Iyo Xubna Siyaasiin ah.

Kulankaan waxaa Looga Hadlay Duulaankii Farmaajo uu ku sameeyay Maxamed Xuseen Rooble, iyo Tilaabadii Ra’isul Wasaaruhu qaaday.

Siyaasiga C/raxmaan C shakuur Ayaa yiri” Waxaan uga mahadcelinnay Ra’isul Wasaaraha sida geesinnimada leh ee uu uga hortegey afgambiga. Inqilaabkan oo kale wuxuu dalka ka dhacay 1969 kii, oo lagu afgambiyey hay’adihii rayadka ee dastuuriga ahaa ee dalka. Waxaan u caddeynay in shacabka Soomaaliyeed iyo kan caasimadduba ay garab taaganyihiin.

Ad
Previous articleGeneral odawa yusuf Raage oo Xilka ka Qaaday Taliyeyaashi Ku Lug laaha Weerarki Xafiiska raysulwasaraha ee Saakay
Next articleDeg Deg Beesha Caalamka War Kasoo Saartay Xaalada Murugsan ee Soomaaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here