Home Wararka Maanta Deg Deg Beesha Caalamka War Kasoo Saartay Xaalada Murugsan ee Soomaaliya

Deg Deg Beesha Caalamka War Kasoo Saartay Xaalada Murugsan ee Soomaaliya

0

War saxaafadeedka Beesha Caalamka “Waxaan madaxda Soomaaliya ugu baaqaynaa inay danta dalka ka hormariyaan wax walba, ayna dejiyaan xiisadda siyaasadeed ee kacsan, iyo inay ka joogsadaan daandaansiga ama adeegsiga xoogga oo wiiqi kara nabadda iyo xasilloonida”

Sidoo kale waxaa ay ku baaqeen in sida ugu dhakhsiyaha badan loogu baahan yahay kulan ay yeeshaan Golaha Wadatashiga Qaran oo ay weheliyaan wadtashiyada kale ee dhexmaraya saamilleyda muhimka ah, si loo dardargeliyo loona hagaajiyo geedi socodka, doorashadana laguna soo gunaanado si degdeg ah oo lagu kalsoonaan karo, taasoo heli doonta kalsoonida dadka Soomaaliyeed.

Ad
Previous articleShir u dhaxeeyay Ra’isul Wasaare Musharaxiinta Siyaasiin oo Goor dhaw Soo dhamaaday.
Next articleSawiro: Magaalada Muqdisho oo laga Dareemayo Caawa Dhaq-Dhaqaaq Ciidan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here