Home Wararka Maanta General odawa yusuf Raage oo Xilka ka Qaaday Taliyeyaashi Ku Lug...

General odawa yusuf Raage oo Xilka ka Qaaday Taliyeyaashi Ku Lug laaha Weerarki Xafiiska raysulwasaraha ee Saakay

0

Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa ii xaqijiyay in Taliyaha ciidanka Milateriga Soomaaliya Janaraal Odowaa Yuusuf Raage uu xilkii ka qaaday taliyaha ciidanka Guutada Madaxtooyada Xasan Aadan Dhicis, waxaana xilkaan loo magacaabay Gaashaanle dhexe Axmed Maxamuud Xasan “Axmed Geel”.

Sidoo kale xogta ayaa sheegeyso in la xiray “resto” taliyihii ciidanka Madaxtooyada Xasan Dhicis, waxaana lagu eedeeyay in uu qaatay amar qaldan iyo in uu dalka geliyay qatar amni darro oo halis ah.

Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in uusan bixin amarka ay ciidanka ku galeen xafiiska RW Rooble iyo guud ahaan dhaq dhaqaaqa ciidan ee ka jira Muqdisho.

Ad
Previous articleDeg Deg Saraakiisha Ciidamada Badbaado Qaran oo la shirsan R/W Rooble
Next articleShir u dhaxeeyay Ra’isul Wasaare Musharaxiinta Siyaasiin oo Goor dhaw Soo dhamaaday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here