Shir looga Hadlayay arimaha Dadka Barakacayaasha ah oo lagu Qabtay Gaalkacyo(Sawiro)

Shir Looga hadlayey Arimaha Barakacayaasha Gobolka Mudug Ayaa lagu qabtay Magaalada Gaalkacyo.

Waxaana soo qaban qaabisey Wasaaradda Arimaha Gudaha Galmudug ayadoona uu shir gudoomiyey Agasimaha Wasaaradda Arimaha Gudaha Galmudug Mudane warsame Faarax Ali

Waxaana ka qeyb galley Masulin ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Maamulka Gobolka Mudug, Kan Degmada Gaalkacyo,
Hay.adaha Samafalka Ee Gobolka ka Shaqeeya,
Waxaana.diiradda lagu saaray sidii Xal waara loogu heli lahaa Barakacayaasha Gobolka Mudug.