Home Wararka Maanta Shir looga hadlaayay abaaraha ba.an ee ku Habsaday Soomaaliya oo Maantay Muqdisho...

Shir looga hadlaayay abaaraha ba.an ee ku Habsaday Soomaaliya oo Maantay Muqdisho ka Furmay(Sawiro)

0

Shir looga hadlaayo ka jawaabista abaaraha daran ee ka jira dalka ayaa ka furmay magaalada Muqdisho.
Ra’iisul Wasaare K/Xigeenka dalka Saalax Axmed Jaamac ayaa shirka furay, waxaan ka qeybgalaya Wakiilka ka socda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan iyo dhammaan dalalka deeq-bixiyaasha.

Xog ku saabsan xaaladda abaareed ee dalka iyo tallaabooyinka gurmad ay qaaday DF ayuu Ra’iisul Wasaare K/Xigeenka ka jeediyay shirka, waxaana uu beesha Caalamka ka codsaday in si dhab ah loo garab istaago dowladda si hoos loogu dhigo xaaladda daran ee abaaraha inta aysan macluul isku badalin.

Ad
Previous articleDowladdii ugu horreysay ee Carbeed oo Canbaaraysay qaraxii xerada Dhagabadan Shalay lagu Qaaday
Next articleMadaxweyne Xasan Shiikh oo Dalka Dib ugu Soo laabtay iyo Villa Soomaaliya oo War kasoo saartay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here