Home Wararka Maanta Shiik Shariif oo Ka Hadlay hadal Kasoo yeeray Taliye Xijaar

Shiik Shariif oo Ka Hadlay hadal Kasoo yeeray Taliye Xijaar

0

Shiikh Shariif Sheek Axmed Madaxwaynihii Hore ee Soomaaliya ayaa Bogaadiyay Hadal Kasoo Yeeray Taliyaha Boolska Soomaliyeed Xijaar Wuxuuna Yiri:

“Waa tallaabo kale oo mudan hambalyo iyo bogaadin hadalka ka soo baxay Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed ( Xijaar ) ee ku saabsan in ciidanka Booliiska ka fogaadaan ku milanka khilaafaadka siyaasiga ah, ayna xoogga saaraan waajibkooda shaqo ee ay u dhaarteen oo ah ilaalinta nabadda iyo kala dambaynta.

Tani waxa ay muujinaysaa biseyl, waxa ayna xoojinaysaa dhismaha nabadda iyo wadajirka ciidanka.”

Ad
Previous articleSalaadiinta, Ugaasyada iyo nabadoonada beelweynta gorgaarte hawiye oo ku kulmay Magaalada Dhuusamareeb(Sawiro)
Next articleSawiro:- Madaxweyne Deni oo Muqdisho Soo gaaray si wayna loogu soo Dhaweeyey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here