Home Wararka Maanta Sawiro:- Madaxweyne Deni oo Muqdisho Soo gaaray si wayna loogu soo Dhaweeyey

Sawiro:- Madaxweyne Deni oo Muqdisho Soo gaaray si wayna loogu soo Dhaweeyey

0

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta lagu soo dhoweeyay Muqdisho.

Wasiiro ka tirsan xukuumada iyo qeybaha kala duwan ee Muqdisho ayaa si diiran ugu soo dhoweeyey garoonka Aadan cadde Deni iyo wafdigiisa.

Deni ayaa ka qeyb galaya Shirka Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka Kaasoo uu shaaciyey Ra’iisalwasaare Maxamed Xuseen Rooble sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay xafiiska Deni.

Ad
Previous articleShiik Shariif oo Ka Hadlay hadal Kasoo yeeray Taliye Xijaar
Next articleTaliyaha NISA yasin Farey ayaa ciidamada Nisa uga Digay inay Siyaasada Ku milmaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here