Home Wararka Maanta Shiik Shariif oo Ka Hadlay hadal Kasoo yeeray Taliye Xijaar

Shiik Shariif oo Ka Hadlay hadal Kasoo yeeray Taliye Xijaar

0

Shiikh Shariif Sheek Axmed Madaxwaynihii Hore ee Soomaaliya ayaa Bogaadiyay Hadal Kasoo Yeeray Taliyaha Boolska Soomaliyeed Xijaar Wuxuuna Yiri:

“Waa tallaabo kale oo mudan hambalyo iyo bogaadin hadalka ka soo baxay Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed ( Xijaar ) ee ku saabsan in ciidanka Booliiska ka fogaadaan ku milanka khilaafaadka siyaasiga ah, ayna xoogga saaraan waajibkooda shaqo ee ay u dhaarteen oo ah ilaalinta nabadda iyo kala dambaynta.

Tani waxa ay muujinaysaa biseyl, waxa ayna xoojinaysaa dhismaha nabadda iyo wadajirka ciidanka.”

Ad