Home Wararka Maanta Shabaab oo Caawa Weerar ku qaaday Laanta Towfiiq ee Degmada Yaaqshiid

Shabaab oo Caawa Weerar ku qaaday Laanta Towfiiq ee Degmada Yaaqshiid

0

Koox ka mida Al shabab ayaa Hadda weerartay laanta Towfiiq oo ka mida Dagmada Yaaqshid ee gobalka Banaadir.

Booliska ayaa wada iska caabin wali Waxaa socdo dagaal culus oo u dhaxeyo kooxdi weerarka soo qaaday iyo Boliska oo sugaayo gurmad culus in ay ka helaan ciidamada dowladda Somalia.

Alshabaab Maalmihii la Soo dhaafay way yareeyeen weerarada ay ku qaadayaan Goobaha ay dowladdu ka taliso, Balse Hadda waxaa Muuqata in weerarada ay xoojiyeen

Goobta la weeraray ayaa ku taala Degmada yaaqshiid gaar ahaan Agagaarka Suuqa Towfiiq

 

 

Ad
Previous articleYacquub Cabdullaahi Cabdi Maxkamada ciidamada DF oo xukun adag ku riday
Next articleHanti dhowraha Guud ee Qaranka oo Amar dul-dhigay Wasiirada xilka ka degaya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here