Home Wararka Somaliya Sawiro:- Madaxweyne Qoor Qoor oo kulan kale la sameeyay Ex Madaxweyne Xasan...

Sawiro:- Madaxweyne Qoor Qoor oo kulan kale la sameeyay Ex Madaxweyne Xasan Sheekh

0

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo shalay soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa xalay guryahooda ku booqday Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh.

Booqashada kadib ayaa Madaxweynaha Galmudug kulamo gaar gaar ah la qaatay labada Madaxweyne uu u tagay, waxa uuna kala hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka gaar ahaan rabshadihii ugu dambeeyay ee Muqdisho ka dhacay.

Ilo ku dhaw dhaw Madaxdan kulantay ayaa laga soo xigtay in si gaar ah uga wada hadleen rabshadihii ka dhacay Muqdisho gaar ahaan weerarkii lagu qaaday Hotelkii ay degnaayeen labada Madaxweyne iyo weerarkii kale ee lagu qaaday Musharaxiinta.

Ad
Previous articleSawiro:- Madaxweynaha Galmudug oo Xalay la kulmay Xubnaha Mucaaradka Dowlada
Next articleDowladda Soomaaliya oo si Kulul u Eedeysay Dowladda Imaaraadka Carabta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here