Home Wararka Somaliya Sawiro:- Madaxweynaha Galmudug oo Xalay la kulmay Xubnaha Mucaaradka Dowlada

Sawiro:- Madaxweynaha Galmudug oo Xalay la kulmay Xubnaha Mucaaradka Dowlada

0

Madaxweynaha Galmudug Mudane Qoor Qoor ayaa Xalay kulamo ka qaatay Madaxdii hore ee Somaliya kuwaasi oo Dowlada ka soo horjeeda.

Qoor Qoor oo shalay waqti danbe gaaray Muqdisho ayaa durba gaaray Hoyga ay madaxdii hore ee Somaliya ka daganyihiin magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha ayaana mas’uuliyiinta kala hadlay sidii loo dajin lahaa Khikaafka kala dhaxeeya Dowlada iyo in la sameeyo isku soo dhawaansho.

Wararka mudug24 ka heleyso kulanka ayaa sheegaya in Mas’uuliyiinta ay aqbaleen Codsiga Madaxweynaha isla markana dhankooda hor dhigeen Sharuudo.

Wixii ku soo kordha lasoco

Ad
Previous articleMucaaradka Dowlada Somaliya oo ku dhawaaqay banaan-baxyo kale iyo Cabsi jirta
Next articleSawiro:- Madaxweyne Qoor Qoor oo kulan kale la sameeyay Ex Madaxweyne Xasan Sheekh

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here