Home Wararka Maanta Sawiro:- Madaxweynaha Galmudug iyo Wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Muqdisho

Sawiro:- Madaxweynaha Galmudug iyo Wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Muqdisho

0

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Galmudug ayaa goor dhow gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Somaliya halkaasi oo lagu soo dhaweeyay.

Madaxweyne Qoor Qoor ayaa muqdisho u tagay ka qeyb galka shirka Dowlada ku baaqday kaasi oo hada u muuqda mid aanan suura galeenin.

Warar warbaahinta Mudug24 heshay ayaa sheegaya in Madaxweynaha uu qorsheenayo la kulanka xubnaha Mucaaradka si uu u sameeyo isku soo dhawaansho khilaafka jira.

Madaxweynaha ayaa la filayaa in uu sameeyo kulamo gooni gooni ah kuwaasi oo durba ka bilowday magaalada Muqdisho.

Ad