Home Wararka Somaliya Sawiro:- Duqa Degmada Gaalkacyo Oo Agab Gaarsiiyay Dadka Qaba Baahiya Gaarka ah

Sawiro:- Duqa Degmada Gaalkacyo Oo Agab Gaarsiiyay Dadka Qaba Baahiya Gaarka ah

0

Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Abdirahman Sheikh Hassan Oo ay weheliyaan Agaasimaha Waaxda Arimaha Bulshada iyo Gudoomiyaasha Xaafadaha Magaalada Gaalkacyo ayaa Maantay Agab Loogu talagalay Dadka Naafada ah Gudoon siiyay In ka badan 25 Ruux Oo Qaba Baahiyaha Gaarka ah.

Duqa Degmada Gaalkacyo ayaa ugu Mahad Celiyay Marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Zaynab Cabdi Macalin Oo agabkan Soo Gaarsiiysay Dadka Naafada ah Ee ku nool Degmada Gaalkacyo.

Agabkan ayaa ah mid wax weyn u tari Doonan Dadka naafada ah Ee ka faaideystay.

Abdalle Mudug24.com Gaalkacyo

Ad
Previous articleSafarka Madaxwayne Qoor qoor ee Muqdisho ku tagay oo ku guuleestay Xasilinta Xiisada Jirtay
Next articleDagaal ka Dhacay Magaalada Muqdisho iyo Faafaahin kasoo baxaysa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here