Home Wararka Somaliya Sanetaradii ugu Horeysay oo Maanta lagu doortay Baydhabo

Sanetaradii ugu Horeysay oo Maanta lagu doortay Baydhabo

0

Waxaa goordhaw lagu dhawaaqay natiijada Kursigii koowaad ee sanaterada aqalka sare iyadoo kursiga ay ku tartameen Labada musharax ee kala ah :

1: Zamzam Ibraahim Cali

2:Shariifo Xaaji Cusmaan Ibraahim

Musharax Zamzam Ibraahim Cali ayaa ku soo baxday doorashada iyado oo heshay codadkii la dhiibtay 81   , halka Shariifo Xaaji Cusmaan ay heshay  cod 4.

Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad gobaleedka Koonfur galbeed Ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashada kursiga koowaad.

Ad
Previous articleWasaaradda Waxbarashadda Galmudug oo shaacisey natiijada imtixaanka fasalka 8-aad ee dugsiga dhexe
Next articleGalmudug oo soo Bandhigtay Goobihii Alshabaab ay kala wareegeen {Sawiro}

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here