Home Wararka Somaliya Wasaaradda Waxbarashadda Galmudug oo shaacisey natiijada imtixaanka fasalka 8-aad ee dugsiga dhexe

Wasaaradda Waxbarashadda Galmudug oo shaacisey natiijada imtixaanka fasalka 8-aad ee dugsiga dhexe

0

Wasaaradda Waxbarashada galmudug ayaa shaacisay Natiijada Imtixaanka Fasalka 8-aad ee Dugsiyada galmudug, waxaana munaasabada shacainta ka qeyb galay Masuliyiin ka tirsan Galmudug.

Madaxa imtixaanaadka Galmudug ayaa shaaciyay in sanadkaan uu ka duwan yahay kii Hore islamarkaana ay baaseen imtixaanka arday farabadan.

Halkaan ka dhageyso Natiijada ardayda baasay kuwa dhacay iyo qaabka imtixaanku ku dhacay.

 

Ad
Previous articleMaxkamada ciiidamada qalabka sida ee Galmudug oo maanta u fadhiisatay gar-maqalka dacwad ciqaabeed.
Next articleSanetaradii ugu Horeysay oo Maanta lagu doortay Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here