Home Wararka Maanta Sanater Dufle oo Markale ku guulaystay Kursiga Aqalka sare

Sanater Dufle oo Markale ku guulaystay Kursiga Aqalka sare

0

Dr Dufle ayaa markale Ku guuleystay Waliba difaacday Kursigiisa aqalka sare. Wuxuu ku garaacay Duqii hore ee Muqdisho Maxamed Axmed Nuur Tarsan iyo musharax Raage.

Wareegii kowaad ayuu Tarsan ku haray waxaana isku Soo haray Musharax Aqalka sare Xuuti iyo Dufle waxaana Dufle uu ku guulaystay Wareegii labaad.

Sanater Cismaan Maxamuud Dufle waxuu helay 68 cod, Halka Raage Xuuti uu asna helay 28cod

Ad
Previous articleTaliyaha NISA we Gobalka Banaadir oo xilkii Laga qaaday
Next articleMuwaadin Soomaaliyeed oo Lagu dilay Konfur Afrika

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here