Home Wararka Somaliya Taliyaha NISA we Gobalka Banaadir oo xilkii Laga qaaday

Taliyaha NISA we Gobalka Banaadir oo xilkii Laga qaaday

0

Agaasimaha KMG ee Hey’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka, Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa Taliyaha Nabad sugidda ee gobolka Banaadir u magacaabay Gaashaanlle Muxidiin Maxamed Jimcaale (Warbac), Waxaana la faray dhammaan Agaasinada Hey’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka inuu ka guto mid walba waajibaadkiisa.

Ad
Previous articleXariirka Kubada Cagta Soomaaliya oo Maanta daah Furay Xafiis Cusub oo ku shaqeyn doono Ururka K/cagta Galmudug {Sawiro}
Next articleSanater Dufle oo Markale ku guulaystay Kursiga Aqalka sare

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here