Home Wararka Maanta Muwaadin Soomaaliyeed oo Lagu dilay Konfur Afrika

Muwaadin Soomaaliyeed oo Lagu dilay Konfur Afrika

0

Muwaadin Soomaaliyeed ayaa Goordhaweyd lagu dilay Deegmo Hoos Timaada Magaalada Caasimada Ah Ee Pretoria

Wiil Magaciisa Lagu Sheegay Mahad Dheere ayaa caawa dableey hubeysan ay ku dileen dukaankiisa oo kuyaala Degmada Mamelodi ee Hoos taga Magaalada Pretoria Dalka Koonfur Afrika.

Ciidama ka tirsan Booliska ayaa gaaray goobta uu falkaasi dilka ah ka dhacay waxayna baarayaan dableeydii ka dambeeysay toogashada muwaandinka soomaaliyeed

Ad
Previous articleSanater Dufle oo Markale ku guulaystay Kursiga Aqalka sare
Next articleTaliyaha Ciidamada Haramcad oo dabaal ku dhaawacmay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here