Home Wararka Maanta Safiya Karaani ayaa Goor Dhawayd lagu Toogtay Meel aan Ka Fogayn Madaxtooyada...

Safiya Karaani ayaa Goor Dhawayd lagu Toogtay Meel aan Ka Fogayn Madaxtooyada Soomaaliya

0

Waxaa lagu dhawaacay Kaalinta Shidaalka ee HASS oo ku taalla aagga Madaxtooyadda ama Sayidka Haweenay Agaasime ka ah Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshadda ee Xukuumadda Soomaaliya.

Dhaawac halis ah ayaa gaaray, kadib ayay u Geeriyootay  laba wiil oo Bastooladdo ku hubaysan ay beegsadeen.

Maalmihii Danbe Waxaa Faraha Kasii Baxay Amniga Magaalada Muqdisho Taas oo sababtay in Ladilo askar iyo Shacab

 

 

Ad
Previous articleAbiya axmed Oo Kh Dhawaaqay War ka Farxiyay Ciidmada Tigreey
Next articleDoorashada Kursiga uu ku Tartamayo Saadaq Joon oo ka socota Dhuusamareeb

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here