Waxaa lagu dhawaacay Kaalinta Shidaalka ee HASS oo ku taalla aagga Madaxtooyadda ama Sayidka Haweenay Agaasime ka ah Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshadda ee Xukuumadda Soomaaliya.
Dhaawac halis ah ayaa gaaray, kadib ayay u Geeriyootay laba wiil oo Bastooladdo ku hubaysan ay beegsadeen.
Maalmihii Danbe Waxaa Faraha Kasii Baxay Amniga Magaalada Muqdisho Taas oo sababtay in Ladilo askar iyo Shacab
Ad