Safiirka cusub ee Maraykanka u Qaabilsan Soomaaliya oo Muqdisha Soo Gaaray

Safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya Amb. Larry Andre ayaa soo gaaray maanta magaalada Muqdisho,.

 

si uu u dardar geliyo howlaha loo igmaday sida xoojinta iyo wada shaqeynta labada dal,.

 

isaga imaanshihiisa ku soo aaday iyadoo Soomaaliya ku jirto marxalad kala guur ah iyo doorashooyinka Baarlamaaniga iyo midda Madaxtinimada dalka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*