Home Wararka Maanta Cali Guudlaawe oo Beri Tagi Doona Magaalada Baladweyne Tan iyo Doorashadiisi

Cali Guudlaawe oo Beri Tagi Doona Magaalada Baladweyne Tan iyo Doorashadiisi

0

Cali Guudlaawe ayaa lafilayaa in berri uu tago magaalada Beladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan, taasoo ah riyadiisa ugu weyn tan iyo doorashadiisa, iyadoo dhinaca kale ay caawa Beladweyne ka bilaawdeen banaanbaxyo safarkiisa looga soo horjeedo.

Dhowr jeer oo hore ayuu baaqday safar uu Cali Guudlaawe ku tagi lahaa gobalka Hiiraan lamana oga sida uu ku suurto geli doono safarka la qorsheeyay Berri.

Safarkaan ayaa Kusoo adaaya Xili Jeneraal Xuud uu Ku Suganyahay Magaalada Muqdisho oo Uu wadahadal Kula Jiro Dowlada Federalka soomaaliya

Ad
Previous articleSafiirka cusub ee Maraykanka u Qaabilsan Soomaaliya oo Muqdisha Soo Gaaray
Next articleMadaxweyne Kabore oo Xabsiga La Dhigay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here