Home Wararka Somaliya Galmudug Saadaq Joon oo Wata Gaadiid dagaal ayaa goor dhaw ka degay Dhuusamareeb

Saadaq Joon oo Wata Gaadiid dagaal ayaa goor dhaw ka degay Dhuusamareeb

0

General Saaqad Joon ayaa Goor dhow soo gaaray Magaalada Dhusamareb waxa uuna ka soo dagay Garoonka Diyaaradaha Ugaas Nuur ee Magaalada Dhusamareb isagoo wata Gaadiid Dagaal iyo Ciidan ilaalo u ah.

Wali si Rasmi ah looma oga imaashihiisa uu ku yimid Dhusamareb balse waxaa xusid mudan inuu Dagaal la galay Dowlada Soomaaliya.

Warar la isla dhexmarayo ayaa tibaaxaya inuu Saamayn xoogan ku yeelan doono Doorashada ka dhici doonta Galmudug ee lagu soo xulayo Xildhibaanada Labada Aqal ee Soomaaliya.

Sarkaalkan si wayn uga soo horjeeda Madaxwaynaha Waqtigiisu dhamaaday Farmaajo saamayn Xoogan ku leh dhanka Ciidamada iyo Siyaasada Dalka ayaa Wata Ciidamo Badan oo ilaalinaya

Ad
Previous articleDowladda Kenya oo sheegtay inay dib u furayso Safaarada ay ku leedahay Somaliya (Akhriso)
Next articleDiyaarad ka duushay Garoonka Diyaaraha Dhuusamareeb ayaa Cilad ku Timid

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here