Home Wararka Caalamka Dowladda Kenya oo sheegtay inay dib u furayso Safaarada ay ku leedahay...

Dowladda Kenya oo sheegtay inay dib u furayso Safaarada ay ku leedahay Somaliya (Akhriso)

0

Dowladda Kenya ayaa jawaab ka bixisay go’aankii dowlada Soomaaliya ay dhowaan ku sheegtay inay dib u fureyso safaaradii ay ku lahayd magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Qoraal ka soo baxay Wasaarada Arimaha Dibbada Kenya ayaa lagu sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay dib ugu furayaan Xaruntooda Safaaradda ay ku leeyihiin Muqdisho, isla markaana ay dib u bilaaban doonaan shaqooyinkii hakadka ku jiray.

Waxaan ku casuumeynaa safiirka Dowlada Federalka Soomaaliya inuu dib ugu soo laabto Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka, dibna uu bilaabo shaqadiisa Safiirnimo ee uu ka haayay halkaas.”ayaa lagu yiri qoraalka ka soo baxay Wasaarada Arrimaha Dibadda Kenya.

Ad
Previous articleGudoomiye Ku xigeenka Gobalka Banaadir Cali yare iyo Safiirka Uganda oo Ku Kulmay Muqdisho (Sawiro)
Next articleSaadaq Joon oo Wata Gaadiid dagaal ayaa goor dhaw ka degay Dhuusamareeb

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here