Home Wararka Somaliya Galmudug Diyaarad ka duushay Garoonka Diyaaraha Dhuusamareeb ayaa Cilad ku Timid

Diyaarad ka duushay Garoonka Diyaaraha Dhuusamareeb ayaa Cilad ku Timid

0

Diyaarad Rakaab oo wada Dad Shacab ah kana Duushay Garoonka Diyaaradaha Ugaas Nuur ee Magaalada Dhusamareb ayaa Ciladi ku qabsatay Garoonka Diyaaradaha Caabudwaaq.

Diyaarada ayaa Luguhu u bixi waayeen Markii ay dagaysay Garoonka Caabudwaaq waxa ayna Dagtay Mudo ka dib oo ay Heehaabaysay.

Sida aan Xogta ku helnay ayaa sheegaya in Luguhu Qaloocdeen hadana Shaqo laga hayo.

Galmudug wili war kama soo saarin  Cilada ku Timid Diyaaradaan oo Maanta in Mudda ah ku hee haabaysay Hawada sare

Ad
Previous articleSaadaq Joon oo Wata Gaadiid dagaal ayaa goor dhaw ka degay Dhuusamareeb
Next articleFaafaahin ku saabsan Qarax ka dhacay Xerada Ciidamada Nac naca

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here