Home Wararka Somaliya Saadaq Joog oo Lagu Wareejiyay Amniga Garoonka Aadan Cadde

Saadaq Joog oo Lagu Wareejiyay Amniga Garoonka Aadan Cadde

0

Saadaq Joon ayaa si rasmi ah loo hoos geeyay Boliiska ka howlgala garoonka Aadan Cadde, waxaana horey ukala madax bannaanaa Boliiska Garoonka iyo kan Gobolka Banaadir.

Taliyaha Boliiska Gobalka Banaadir Saadaq joon ayaa La Hoosgeeyay Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho, sida ku cad Warqad Maanta Lagu baahiyay Baraha Bulshada.

Maalmihii la soo dhaafay Waxaa aad Loo Hadal hayay in Saldhiga Boliiska Gobalka Banaadir La Hoosgeeyay Taliska Boliiska Gobalka Banaadir, Balse Taliyaha Boliiska Soomaaliya ayaa dhawaan Hadalkaasi Beeniyay.

Warqad Ay heshay warbaahinta ayaa Lagu Cadeeyay in Taliska Boliiska Gobalka Banaadir La Hoos geeyay saldhiga Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho.

Ad
Previous articleMadaxweyne Farmaajo oo Goor dhaw Furay Shirka Madaxda DF iyo DG dalka.
Next articleQaramada Midoobey oo War ka soo saartay Shirka Muqdisho uga soconaya Madaxda DFS iyo DG

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here