Qaramada Midoobey oo War ka soo saartay Shirka Muqdisho uga soconaya Madaxda DFS iyo DG

Qaramada Midoobey ayaa soo dhaweeysay shirka Maanta ay isku soo horfadhiisteen Madaxda Federaalka iyo kuwa Dowlad Goboleedyada dalka iyada oo aysan jirin wax Sharuudo ah

QM ayaa aheegtay in shirkan ay albaabada u xiranyihiin oo ah mid is xog waraysi ah ayna ka rajaynayaan mid mira dhal ah.

Qoraalka ka soobaxay Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa Lagu soo dhaweeyay Shirkaan is araga ah ee Ka soconaya Xerada Ciidamada Cirka ee Afisyooni.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*