Home Wararka Maanta Ruto oo gaaray goobta looga dhawaaqi doono natiijada

Ruto oo gaaray goobta looga dhawaaqi doono natiijada

0

Mid ka mid ah murashaxiinta ugu cadcad, Wiliam Ruto oo hadda ah madaxweyne ku xigeenka dalka ayaa gaaray xarunta dhaqanka ee Bomas oo ah goobta looga dhawaaqi doono natiijada doorashada madaxweynaha Kenya.

Guddiga doorashada ayaa sheegay inay goor dhaw ku dhawaaqi doonaan natiijada.

Waxaa wali la sugayaa, Murashaxa kale ee Raila Odinga.

Waxaa horay goobta u gaaray murashaxiinta kale ee David Waihiga Mwaure iyo George Wajackoyah

Ad
Previous articleMadaxweyne Xasan Sheikh oo Magacaabay Agaasimaha Maaliyada ee Madaxtooyada
Next articleMadaxweyne Ku xigeenka Kenya oo Hogaaminaya Tirada codadka ee Madaxweynaha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here