Home Wararka Maanta Raysulwasaare Rooble oo lug ku Tagay Xafiiskiisa(Sawiro)

Raysulwasaare Rooble oo lug ku Tagay Xafiiskiisa(Sawiro)

0

Ra’iisul Wasaare Rooble oo ay wehliyaan Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka iyo Taliyeyaasha Ciidanka ayaa si lug ah ku tagay Xafiiskiisaoo ku yaalla gudaha Madaxtooyada, kaddib markii saaka la isku dayay in Xafiiskiisa lala wareego.

Ciidamo ka tirsan Madaxtooyada ayaa isku dayay inay Xafiiska la wareegaan kalana diraan Shaqaalaha, iyadoo isku daygaas markii dambe uu fashilmay.

Ad
Previous articleMaraykanka oo War Deg Deg ah kasoo Saaray Xiisada Ka Taagan Villa Soomaaliya
Next articleWasiirka Amniga Oo Xirtay wada Muhiim u ah Farmaajo kadib markii Saakay loo Diiday inuu Galo Madaxrooyada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here