Home Wararka Maanta Wasiirka Amniga Oo Xirtay wada Muhiim u ah Farmaajo kadib markii Saakay...

Wasiirka Amniga Oo Xirtay wada Muhiim u ah Farmaajo kadib markii Saakay loo Diiday inuu Galo Madaxrooyada

0

Ciidamo uu wato Wasiirka Amniga ayaa xirtay wadada Ceelgaabta oo ah wadada kaliya ee Madaxweynuhu isticmaalo marka uu Madaxtooyada ka baxayo.

Tallaabadan ayaa ka dambeysay kaddib markii saaka Wasiirka Amniga laga hor-istaagay gelitaanka Madaxtooyada, laguna celiyay koontaroolka Taalada Xaawa Taako.

Ad
Previous articleRaysulwasaare Rooble oo lug ku Tagay Xafiiskiisa(Sawiro)
Next articleKheyre oo si adag uga hadlay Foodada Farmaajo iyo Ciidamada la dul dhigay Rooble

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here