Home Wararka Maanta Raysulwasaare Rooble oo kulan Laqaatay Raysulwasaaha Imaaraadka Carabta(Sawiro)

Raysulwasaare Rooble oo kulan Laqaatay Raysulwasaaha Imaaraadka Carabta(Sawiro)

0
Ra’iisul Wasaaraha Somalia Mudane  Mudane Maxamed Xuseen Rooble  ayaa magaalada Dubai kula kulmay Madaxweyne ku-xigeenka Isutagga Imaaraadka Carabta ahna Ra’iisul Wasaaraha dalkaas Mudane Maxamed Bin Rashid Ala-Maktoum

Waxay labada masuul ka wada hadleen xoojinta  xiriirka iyo iskaashiga labada dal sida lagu sheegay qoraal kooban oo ka soo baxay xafiiska Rooble.

 

 

 

Ra’iisul Wasaaraha iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray shalay magaalada Abu Dhabi ee dalka Isutagga Imaaraadka Carabta, halkaasoo uu kulammo kula yeelanayo madaxda ugu sarreysa  dalkaas.

Booqashada Ra’iisul Wasaaraha ee dalka Imaaraadka ayaa ujeedkeedu yahay xoojinta xiriirka u dhexeeya labada dal oo sanadahan mugdi ku jiray ee walaalaha ah iyo sidii loo sii horumarin lahaa.

Ad
Previous articleQarax qasaaro Gaystay Badan oo Ka Dhacay Dalka Kenya gaar ahaan Degaanka Soomaalida
Next articleBeesha Caalamka oo War kasoo saartay is qabqabsiga Doorashada Soomaaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here