Home Wararka Maanta Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo si diiran loogu soo dhaweeyay dalka Jabuuti...

Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo si diiran loogu soo dhaweeyay dalka Jabuuti (Sawirro)

0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhaw gaaray magaalada Jabuuti ee caasinadda dalka Jabyuti.

Wafdiga Ra’isul Wasaaraha waxa garoonka diyaaradaha si diirran ugu soo dhaweeyay, Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Cabdulqaadir Kaamil Maxamed iyo xubno ka tirsan dowladda Jabuuti.

Ra’iisul Wasaare Xamse oo booqasho rasmi oo saddex cisho ay ku joogi doona dalka Jabuuti, ayaa inta uu joogo waxa uu kulamo ku saabsan xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada waddan uu la yeelan doonaa madaxda Jabuuti.

Ad
Previous articleKumuu ahaa fannaanka geeridiisa laga dareemay Soomaaliya iyo Itoobiya labadaba ee Shalay Geeriyooday?
Next articleSweden oo Canshuurta ka dhimeysa Dadka Da’da ee Shaqeeya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here