Home Wararka Maanta Ra’isul Wasaare Rooble oo Magacaabay Wasiir Cusub

Ra’isul Wasaare Rooble oo Magacaabay Wasiir Cusub

0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif u magacaabay Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Wasirkaan Cusub ee La Magacaabay ayaa ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka JFS, waana Qoyska reer ugaas oo ka soo jeeda Gobalka Hiiraan.

Wasiirkii Duulista Hawada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar  ayaa dhawaan Xilkaas iska Casilay.

Ad
Previous articleRa’isul Wasaare Rooble oo kulan la qaadanaya Saraakiishii kasoo horjeesatay Mudo kororsiga
Next articleuddiga madaxa banaan ee ladagaallanka Musuq maasuqa oo Gudoomiye iska doortay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here