Home Wararka Maanta Ra’isul Wasaare Rooble oo kulan la leh Saraakiil Ciidan iyo ugaaska Abgaal

Ra’isul Wasaare Rooble oo kulan la leh Saraakiil Ciidan iyo ugaaska Abgaal

0
Ugaas Maxamuud Cali Ugaas iyo Saraakiil ay ka mid yihiin Gacmaduule iyo Gen, Tuuryare ayaa Gaaray Madaxtooyada Soomaaliya waxayna Kulan la leeyihiin R/W Rooble sida ay ii sheegeen ila Muhiim ah.
Dhinaca Kale Xarunta Taliska Ciidanka NISA ee Habar qaadiijo Waxaa Toos ula wareegay amnigeeda Sarkaal Lagu Magacaabo Maxamed Xasan, waxaana amarkaas Bixiyay Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Mohamed Hussein Rooble waxaana Lagu war galiyay in xarunta Amnigeeda in wixii ka dhacay Wax laga waydiin doono ilaa Biri.
Sidoo kale waxaa Madaxtooyada Ciidamo ka Tirsan oo ah kuwa Koofiya Casta Hadda Loo diyaariyay Xarunta NISA in La geeyo si amniga ay qeyb uga qaataan si Biri Madax kala duwan ay u tagaan Xarunta Hay’adda NISA, sidaasna Bashiir Goobe uu xilka kula Wareego
Ugaaska iyo Saraakiisha ayaana sababta ay u tageen Xafiiska R/W Lagu sheegay inay tahay Magacaabistii Farmaajo ee Taliye yaasiin Fareey.
Ad
Previous articleMadaxweynaha Hirshabelle oo Maanta ku dhawaaqay Liiska aqalka sare
Next articleR/W Rooble oo Xilkii ka qaaday Wasiirkii Amniga Soomaaliya Xasan Xundubey Waxuuna Magacaabay Wasiir Amni

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here